Addis ababa, Feb 23 (AllG)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw oo galabtaa gaaray magaalada Addis aba ee xarunta dalka Itoobiya.
Gaalkacyo, Feb 15 (AllG)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dr. Cali Xaaji Warsame iyo ku xigeenkiisa Prof. Maxamed Cali Faarax oo ay weheliyaan gudoomiyaha Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac iyo guddoonka waxbarashada gobolka iyo degmada ayaa maanta oo sabti ah kormeeray xarumaha waxbarashada Gaalkacyo.
Garoowe, 10 Feb (ALLG)- Madaxweynaha PL Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas oo la kulmay golihiisa wasiirada markiisii ugu horaysay ayuu ku soo qaaday dhawr arimood.
Dhuuso mareeb, 10 Feb (AllG) - Magaalada Dhuuso mareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxaa maalinta sadexaad ku sugan wafdi ka socda dawladda Federaalka ee Soomaaliya, kuwaasoo u kuur galaya xaaladda deegaanka.
Gaalkacyo, 08 Feb (AllG)- Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa digniin adag u diray qaar ka mid ganacsatada qaadka oo uu sheegay inay qaadka kala dagaan deegaano ka baxsan magaalada Gaalkacyo si aysan u bixin canshuurta, isla markaana qaadka ay magaalada u soo galiyaan qaab dhuumashaa amaseba la oran karo kontarbaan.
Garoowe, Feb 02 (AllG)- Wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdi Faarax Juxaa, munaasabaddaas oo ay ka qayb galeen shaqaalaha wasaaradda.
Minesota, Feb 01 (AllG)- Alaha u naxariistee waxaa magaalada Minasota ee gobolka Mineapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyooday raysalwasaarihii labaad ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo ahaa sagaashan sano jir.
Gaalkacyo, Jan 19 (AllG)- Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar Camey oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Garoowe.
Muqdisho, Jan 18 (AllG)- Magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa hadal ballaaran oo ku aaddan in baarlamaanka ay meel marin doonaan golaha cusub ee habeen hore uu dhisay raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sh Axmed.
Garoowe, Jan 18 (AllG)- Madaxweynaha cusub ee Puntland Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa mar uu ka qayb galayay xoolo qaybinta dadkii roobabki ay saameeyeen ee Puntland wuxuu sheegay in dawladda federaalka ay fuliso balantii ay qaadday.
Videos
Barnaamijka waxqad ee dhismaha wadaagsin iyo Gudoomiyihii hore degmada Gaalkacyo said abdi faarah khadka telephone uga qab qaatay asbuucaan.
War Saxaafadeed iyo Cambaareyn ( Jaaliyadda Minnesota .
Dood aad u xiiso badan Ismail Adam Dirie “ wadaniyadu ma aha halku dhigyo lagu dhawaaqo waa inay tahay mid dhab ah kana tarjumaysa xanaanada muwaadiniinta”
hay'ada wadooyinka wadaayinka Puntland oo PHA oo ka warbixisay dhismaha wadada wadaagsin gacaracd gaalkacyo.
Programmes
Warbixintii ay shalay shaacisay Hay’ada Xaquuqda Aadanaha u dagaalanta ee Human Rights Watch ayaa si weyn loogu dhaliilay falalka ay geystaan ciidamada amniga ee dalka Kenya.
Farshaxanku waa xirfad kamid ah Xirfadaha Bani’adamka Ilaah Kumanaystay, Inkastoo Farshaxanka Bulshooyinka caalamku ay isku raacsan yihiin hadana Bulshada walba waxay Farshaxankeeda kucabidhaa Hidiyo Dhaqankeeda.
Puntland,2012(AllG) Waxaan Halkaan idinku Soo bandhignay Sanadkii Tagay iyo Dhacdooyinkii Puntland.
Byby,Year,2012(AllG) Daawo Sawiro Qurux badan oo taariikhiya iyo wixii caalamka ka dhacay.
Sport
Fabio capello oo diiday inuu kuwajahan yahay chelsea.
Tottenham oo garacday Arsenal kuna soo laabtay booska sadexaad.
(Daarasalaam) 25 January 2013 Xulka Kubbada Kolayga Soomaaliya oo Kulan laqaadanayey Xulka Rwanda ayaa waxaa guushu raacday Xulka Rwanda.
Casho sharaf layaa loogu samaayey magaalada Daarasalaam Ciyaartooyda Kubbada Kolayga ee Soomaaliya.
(Daarasalaam)24 Jan 2013 Xulka Kubada Kolayga Soomaaliya oo kaqayb galayey tartanka Isreeb reebka Qaramada Africa ee kasocda Dalka Tanzania ayaa kulankii Labaad kugaraacay Xulka Burundi 98-80 dhibcood waxa ayna toos ugu gudbeen Semi Finalka.
Opinions
QASHINKA IYO SUNTA HALISTAA EE LOO DHOOFIYO DUNIDA SADDEXAAD: MACNAHA IYO UJEEDOOYINKA QORSHAHAN GURRACAN IYO SIDUU U SAAMEEYEY SOOMAALIYA IYO AFRIKA
Garwaaqsigii ilbaxnimadii wadankeyga ? ( qeybtii 1aad).
(Muqdisho) June 3,2013,Allgaalkacyo.com. Daawo Sawiro Wariye Caan ah oo aad u xanuunsanaya,unabaahan in la caawiyo.

Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga Halkaan
Amal Express

IBAE Education
IBAE Education/